La talin – Dhiirigalin – Iyo u dhaxayn dadka qoxootiga ah

Xafiskan waxey xiriiriyan ama ka go an in ay gar gaar iyo taageero u sameeyan qaxootiga ku nool gobalka Tirol Adeegyada waxaa laga heli karaa dhamaan qaxootiga ee u baahan gar gaar ayadoon loo eegin xaaladooda sharci ahaaneed Ujeedadeenu wa in la hubiyo fulinta xuquuqda sharciga ah iyo bulshada Hadii aad doorato in aad nala soo xiriirto Ugu horeyn turjuman ayaan kuu dalbeynaa si uu nooga kaa turjumo hadii ay muhim tahay Kadib waxaan talooyin kaa siin doonaa xaaladaada shakhsi ahaaneed Marka loo bahdo ayeegyada kale La taliya yaal Dumar ah ayaa dumarka oo dhan diyaar u ah

La talin ku sabsan arimaha xuquuqda sharciga bulshada

FLUCHTPUNKT waxey ku siin karaan adeegyo la talin iyo taageero meelaha soo socdo

  • Adeegyada aas aasiga ah
  • Hanaanka magangalyo iyo gargaarka sharciga ah
  • Xaalada deganaashaha iyo dhibaatooyin kale oo ku sabsan xuquuqda sharciga ee ajaanib ka
  • Xabsi iyo musaafuris
  • Arimaha seda caafimadka iyo seda dhaqaalaha ama dhibaatooyin kale oo la xiriira seda raadinta meel la seexdo ama cunto ama shaqooyinka

Seda wax yaabaha laguugu wehlin doona in lagaa caawiyo

  • daaweynta iyo weliba dhaqtararada maskaxda xitaa hadii aadan diiwaanka ugu jirin qolada caafimadka iyo fulunta dalabkiina in aan idinka caawin doono

Wehel

  • Tusaale waxii ku sabsan xafiisyada dowlada